Heemaal News Network
somali

Ruushka Oo Dublamaasiyiin Reer Yurub Ah Ka Mamnuucay Dalkiisa

Dowladda Ruushka ayaa sideed sarkaal oo reer Yurub ah ka mamnuucday in ay dalkeeda soo galaan iyadda oo kaga falcelineysa cunaqabateyn uu Midowga Yurub saaray shakhsiyaad ka mid ah muwaadiniinteeda.

Moscow ayaa sheegtay in saraakiisha ay dalkeeda ka mamnuucday ay ku jiraan Vera Jourova oo ah madaxweyne ku-xigeenka xagga qiyamka iyo hufnaanta guddida fulinta Yurub, Madaxweynaha Baarlamanka Yurub iyo xubin Faransiiska u fadhiya Baarlamanka Yurub.

War ku saabsan amuurtaas waxa diyaariyey wariyaha VOAda qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail, oo aan ka soo xiganat.

 

Related posts

Dhalinyaro Cadaalada Daro Uga Soo Goostay Ciidanka Danab Oo Cadaalada Daro Kala Kulmay Somaliland

Heemaall

Guddi loo Magacaabay Shaqaaqadii ka Dhacday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Heemaall

Afhayeenki Khaatumo Oo Shaaciyay In Shir Uga Furmayo Magaalada Muqdisho.

Heemaall