Heemaal News Network
Caalamka

Ruushka Oo Ka Hor Yimid Midawga Ciidamada Suuriya Iyo Kuwa Kurdiyiinta.

Alexander Lavrentiev oo ah ergayga Suuriya u qaabilsan Madaxweynaha Ruushka ayaa mid aaanan la aqbali Karin ku tilmaamay heshiiska dhawaan dhex maray Kuriyiinta uu Turkigu beegsano iyo Milatariga Suuriya ee uu taageero Ruushku.

Lavrentiev ayaa xaqiijiyay in Ruushku uu jabinayo heshiiskaas, isla markaana uu u arko mid maleeshiyaadka Kurdiyiinta awood u siinaya inay qabsadaan ama soo dhex galaan dhul ay askar Ruush ahi dhiig u daadiyeen oo ay ciidamada Siiriya gacanta ku hayaan.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More