Heemaal News Network
somali

RW Rooble Oo Caawa Shir La Qaatay Madax Goboleedyada.(Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalua Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shir ay habka fogaan aragga caawa ku yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka

Waxaa diiradda lagu saaray kulanka habsami u socodka howlaha doorashooyinka dalka iyo in sida ugu dhaqsiyaha badan loo bilaabo doorasha xildhibaannada Golaha Shacabka BFS, iyadoo la tix raacayo jadwalkii doorashooyinka dalka.

Guddoomiyaha Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Federaal oo shirka qeyb ka ahaa, ayaa Golaha Wadatashiga Qaran la wadaagay warbixin ku saabsan howlaha guddiga ee ku aaddan hab sami u socodka howlaha doorashooyinka.

Ilo ku dhow dhow shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa sheegaya in isku soo hadal qaaday in shir isugu yimaadaan, balse lama go’aamin waqtiga rasmiga ah uu qabsoomi doono shirkaas.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil Oo Booqasho ku Tegay Imaaraadka.(Sawiro)

Heemaall

Puntland Oo Amar Dul-dhigtay Goobaha Waxbarashada.(Akhriso)

Heemaall

Farmaajo Oo Dhiggiisa Uganda kala Hadlay La-dagaalanka Al-Shabaab.

Heemaall