Heemaal News Network

RW Rooble Oo Magacaabay Guddiga Doorashada Heer Federaal (Akhriso Magacyada)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha dowladda Federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Xubnaha Guddiyada oo ka kooban 15 Xubnood ayaa waxaa ay noqonayaan kuwo lagu dhameystirayo min 8-da Xubnood oo ay soo Magacaabeen Shanta Dowlad Goboleed.

Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaan weli dhankooda soo Magacaabin Guddiyada doorashooyinka ee heer dowlad Goboleed, sababo la xiriira Xubnaha mucaaradka iyo musharixiinta Madaxweynaha oo sheegay in Guddiyadii horay loo Magacaabay inay ku jiraan Xubno ka tirsan NISA iyo Shaqaalaha Dowladda.
Halkan Hoose ka Akhriso:

Related posts

Xulka Kubada Cagta Ee Awdal Oo si Wayn Loogu soo Dhaweeyay Borama

Heemaall

Isku-socodka Gaadiidka Ee Magaalada Boosaaso Oo la Hakiyay.

Heemaall

Lataliyihii Madaxweynaha Puntland Oo Geeryooday

Heemaal

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More