RW Rooble Oo Safiirada Reer Galbeedka Kala Hadlay Arimaha Doorashada.(Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay safiirrada dalalka Nordic u jooga Soomaaliya, isaga oo kala hadlay Arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaalada Soomaaliya.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha Amniga, Doorashooyinka, Horumarinta Dhaqaalaha, Dowlad-wanaagga, Cadaaladda iyo nabad dhisidda Soomaaliya.

Dalalka la isku yiraahdo Nordic oo aad u farabadan ayaa waxaa ugu caansan dalalka, Sweden, Norway, Denmark, Finland iyo Iceland, waxaana kamid yihiin wadamada taageerada weyn siiya Soomaaliya.

Related posts

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

Xukuumada Biixi Oo Markii Ugu Horaysay ka Hadashay Dil Iyo Kufsi Burco Loogu Gaystay Hooyo Ugbad.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy