Heemaal News Network
somali

RW Roole Iyo Midawga Musharaxiinta Oo Kulan Muqdisho Uga Socda.(Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la leh madaxweyneyaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo xubno ka tirsan midowga musharaxiinta, si loo sii xoojiyo xasilloonida caasimadda ka dib qalalaasihii dhawaan dhacay.

Kulankaan ayaa looga hadlaya sidoo kale sidii heshiis ku saabsan hanaanka doorashooyinka loo gaari lahaa.

Rooble ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu wadahadal ku dhameeyo xaaladda cakiran ee Magaalada Muqdisho.

Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay in Madaxweynahu uu diidan yahay in uu dalka ka qabto lagu wada qanacsan yahay.

Related posts

James Swan Oo Warbixin Xasaasi ah Somaliya ka Siiyey Golaha amaanka Ee Q/Midoobay.

Heemaall

Sacuudiga Oo Bedelaya Mid ka Mid ah Xeerarka Salaada Iyo Dood ka Dhalatay.

Heemaall

Orodyahanno Iskugu Hiiliyay Somalinimo Oo Guul kasoo Hooyay Olombikadii Tokyo.

Heemaall