Heemaal News Network
somali

Sacuudiga Oo Go’aano ku Aadan Xajka soo Saaray.

Boqortooyada Sacuudiga ayaa soo rogtay amar hor leh oo ku saabsan Xajka sanadkan 2021-ka. Waxay sheegtay in 60,000 oo qof oo keliya loo oggolaan doono inay ka qeyb galaan Xajka sanadkan.

Dadka doonaya inay xajiyaan ayaa qasab looga dhigay inay qaataan tallaalka looga hortagayo xanuunka Coronavirus iyadoo dhanka kalena la xaddiday da’da.

Si aan wax badan uga ogaanno shuruudaha Xajka sanadkan ee ay soo rogtay boqortooyada Sacuudiga, ayaa waxaan khadka telefoonka kula xiriirnay Dr. Maxamed Xuseen oo ah Soomaali deggan magaalada Riyadh, Kawsar Maxamed Cabdullaahi ayuuna u warramay.

Related posts

RW Rooble Oo Xilka ka Qaaday Saraakiil ka Tirsan NISA Oo Amarkiisa Diiday.

Heemaall

Dowlada Fadaraalka Oo War kasoo Saartay Duulimaadyada Kenya Ee Ka Bilawday Somaliya.

Heemaall

Emmanuel Macron Oo Badalay Telefoonkiisii Gacanta Weerar Lagu Qaaday Kadib

Heemaal