Heemaal News Network
somali

Saddex Maamul Goboleed Iyo G/Banaadir Oo Wadajir War Uga soo Saaray Muddo Kororsiga.

Dawlada Soomaaliya ayaa baahisay in soo dhaweeyeen qaar ka mid ah madaxda maamul-goboleedyada go’aanka Baarlamanka Somalia ee waqtigiisu dhamaaday uu labada sano ugu kordhiyey heyadaha Dawlada Fadaraalka.

Madaxda go’aankan soo dhaweeyay ayaa kala ahaa Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor)Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish)
Halkan Hoos ka akhriso

Related posts

In ka Badan 100 Qof Oo ku Dhimatay Dagaalka Somalida Iyo Canfarta Ee Itoobiya.

Heemaall

Qiimaha Maciishada Diridhabe Oo Lajaangooyay

Heemaall

Wafdi ka Socda Kenya Oo Qiimayn ku Samaynaya Madaarka Hargaysa Oo Yimid.

Heemaall