Heemaal News Network
somali

Salal Jaarati Oo Lagu Wareejiyay Agabka Naafada Oo Uga Timid Jaaliyada Otawa Ee Canada

Deeq baaskiiladaha dadka naafada ah oo ka timid jaaliyada reer Otawa ee dalka Canada ayaa maanta lagu wareejiyay ururka Salal Jaarati oo ka hawlgala degmooyinka Saylac iyo Boon.

Deeqdan ayaa waxa ururka ku wareejiyay Cismaan Yuusuf Wadaad oo wakiil ka ahaa, waxuuna ku booriyay inay gaarsiiyaan dadka u baahan agabkaasi, isagoo uga mahadceliyay jaaliyada reer Otawa ee had iyo jeer dadkooda la garabtaagan taageerada joogtada ah.

Sidoo kale waxa ka mahad celiyay deeqdan Gudoomiyaha Salal Jaarati Cabdi Ciye Wacays,

Related posts

Madaxwaynaha Milatariga Ee Mali Oo Lagu Weeraray Salaadii Ciida Odxa.

Heemaall

Burundi Oo ka Digtay in Ciidanka AMISOM Laga Saaro Somaliya.

Heemaall

Agabka Doorashada Aqalka Sare Oo la Gaarsiiyay Jubaland Iyo Puntland.(Sawiro)

Heemaall