Heemaal News Network
somali

Saldhigyo ay Lahaayeen Al-Shabaab Oo Duqeymo Cirka ah Lagu Burburiyey

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duqaymo cusub ay ka dhaceen gobolka Gedo kuwaasoo lala beegsaday xoogaga Al-Shabaab.

Barta twitter-ka ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in duqaymahaasi ay burburureen afar saldhig oo ay leeyihiin Al-Shabaab meel u dhow degmada Garbahaarey.

Ciidanku waxay sheegeen in duqaymahaas inay khasaare aad ah u gaysteen Al-Shabaab inkastoo aan laga bixin

Al-Shabaab ayaan weli ka hadlin duqaymahan iyo khasaaraha ka soo gaaray, loogamana baran iney ka ka hadlaan. Sidoo kale, Ciidamada Maraykanka oo duqeymahan fuliyey ayaan weli rasmi ah ka soo saarin.

Related posts

“Waxa La Igu Xidhay Gabaygaan U Tiriyay Xisbiga Waddani” Abwaan

Heemaall

Axmed Madoobe Oo Goordhawayd soo Gaaray Muqdisho (Sawirro)

Heemaall

Weerar Lagu Qaaday Garoonka Diyaaradaha Abha Ee Sacuudiga

Heemaall