Heemaal News Network
somali

Shaqaalaha Heemaal News Oo Tacsi U Diray Qoyskii Uu Ka Baxay Cabdiraxmaan Xaaji Maygaag

Maamulka iyo shaqaalaha heemaal news waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo qaraabadii uu ka baxay Cabdiraxmaan Xaaji maygaag  oo ku geeryooday magaalada Boorama.

Marxuumka waxaan Eebe uga baryayaan in uu naxariistiisa ku galado, qoyska iyo qaraabada uu ka baxayna sabir iyo iibaan ka siiyo.

Related posts

Koox Hubeysan Oo Dad Rayid ah ku Laayay Itoobiya.

Heemaall

Dadbadan Ayaa Ka Bogsaday Covid

Heemaal

Dhaawac Askartii Lagu Weeraray Aw-dheegle Iyo Bariire Oo la Keenay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall