Dhamaan shaqaalaha Heemaal News waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxau Ilaahay ha u naxariistee Cabdiraxmaan Daahir Kaahin Warfaa , oo ku geeryooday magaalada Boorama.
Marxuumka waxay Eebe uga baryayaan in uu naxariistiisa ku galado, qoyska iyo qaraabada uu ka baxayna sabir iyo iibaan ka siiyo.