Heemaal News Network
somali

Shaqaalaha Heemaal Oo Tacsi U Diraya Qoyskii Uu Ka Baxay Maxamed Xassan

Maamulka iyo shaqaalaha heemaal news waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo qaraabadii uu ka baxay Maxamed Xasan Cilmi Yabaal oo ku geeryootay Sweden.

Marxuumka waxaan Eebe uga baryayaan in uu naxariistiisa ku galado, qoyska iyo qaraabada uu ka baxayna sabir iyo iibaan ka siiyo.

Related posts

Dowlada UK Oo Walaac ka Muujisay Saamaynta Al-Shabaab Ee Doorashada Labada Aqal Somaliya.

Heemaall

Wariye Fantastic Oo ka Hadlay Jidh-dil Ay U Gaysteen Sirdoonka Ina Muuse Biixi.

Heemaall

Ninkii Isku Dayay Inuu Dilo Madaxwaynaha Maali Oo Geeriyooday.

Heemaall