Heemaal News Network
somali

Shaqaalaha Heemaal Oo Tacsi U Diraya Qoyskii Uu Ka Baxay Qaboojiye

Waxaa magaalada Oslo ee dalka Norwey uu ku geeriyooday, Eebe ha u naxariistee Fanaankii Caanka ahaa ee Cabdi Jaamac Caabbi (Cabdi Qaboojiye) oo todobadyadii la soo dhaafay xanuunsanayey.

Alle ha u Naxariistee Cabdi Qaboojiye ayaa waxaa uu ku dhashay Magaalada Burco Ee Caasimada Gobolka Togdheer,isagoo dugsiga dhexe iyo Kan sare kusoo kala qaatay Magaalooyinka Burco iyo Muqdisho sida uu hore ugu sheegay wareysi laga qaaday.

Shaqaalaha Heemaal News waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeryooday, marxuumkana waxay Eebe uga baryayaan in uu naxariisto.

Related posts

Garab ka Tirsan UCID Oo kasoo Horjeestay Heshiiska Isbahaysiga Mucaaridka ku Gaareen Hargaysa.

Heemaall

Madaxwaynaha Hirshabeelel e Oo Kulan Gaara la Qaatay Safiirka Itoobiya.

Heemaall

Xisbiga Kulmiye Oo ka Hadlay Tirada Xildhibaanada Uu Haysto Eedeeyay-na Ciro Iyo Faysal.

Heemaall