Dhamaan shaqaalaha Heemaal News waxaytacsi tiiraanyo leh u dirayaan, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Cabdirasaaq Cismaan Raydal.
Marxuumka waxay Ilaahay uga baryayaan in uu naxariistiisa ku galado, qoyska iyo qaraabada uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.