Heemaal News Network
Soomaaliya

Shaqo Ka Joojin Lagu Sameeyay Isu-duwaha Wasaarada Hawlaha Guud Ee Gobolka Gabilay.(Akhriso)

Badhasaabka gobolka Gabiley Maxamed CIsmaan Xaaji Ahmed ayaa Maanta Shaqadii Ka joojiyey Isuduwihi wasaarada Halwaha guud iyo guriyanta mud. Cabdi Cali Cilmi ee gobolka Gabiley

Shaqo Ka joojintani ayaa timid kadib markii uu shalay Isuduwuhu Ka jaawabay cabasho Ka imid gudida ganacstada iyo bulshada Wajaale.
Halkan ka Akhriso:

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More