Heemaal News Network

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Oo Muqdisho Ku Geeryooday

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa culumada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan.

Wararku waxay sheegayaan in Sheekhu u geeriyooday cudurka Coronavirus oo dhawaan soo ritay.

Waxuu ku geeriyooday isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho oo ah xarunta ugu muhiimsan ee hadda lagu dabiibo dadka uu soo rito COVID-19.

Related posts

Dawlada Oo Amar Cusub Dul-dhigtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.(Akhriso)

Heemaall

Mursal Oo Ka Diiday Dalab Ay Xalay Ula Tageen Midawga Musharaxiintu

Heemaal

Janaraal Itoobiyaan ah Oo la Wareegay Hogaanka Ciidanka AMISOM.(Sawirro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More