Heemaal News Network

Shiinaha Oo Amar Yaab Leh kusoo Rogay Shaqaalaha Diyuuradaha Rayidka.

Dowlada Shiinaha ayaa ku amartay shaqaalaha diyaaradaha inay xirtaan xafaayad ayna ka fogaadaan isticmaalka suuliga si loo yareeyo khatarta faafitaanka Covid-19.

Talada ku saabsan xafaayadda waxay la socotaa qalabka difaaca shakhsiga ee shuruuc cusub oo loo soo saaray diyaaradha.

Waaxda ayaa sheegtay in taladan ay khuseyso diyaaradaha aadaya meelaha ay ka jiraan kiisaska badan ee Covid-19.

Guud ahaan dunida, diyaaradaha iyo garoomada ayaa isbeddel weyn ku sameynayay sida ay u howlgalaan si ay rakaabku ugu suurtagasho inay mar kale raacaan diyaaradaha

Talooyinka xafaayadda waxay saameyn doontaa diyaaradaha tagaya amaba ka imaanaya meelaha ay kiisaska fayraska aadka ugu badan yihiin.

Related posts

Dhalinyaro Badan Oo Loo Xidhay Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Heemaal

Al-Shabaab Oo Fagaaro ku Toogtay Nin ay ku Eedeeyeen Sixiroole.

Heemaall

Trump Oo Ogaaladay In Uu Xilka Wareejo

Heemaal

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More