Heemaal News Network
Soomaaliya

Shiinaha Oo ka Hor-yimid Weerarka Turkiga Ee Suuriya.

Shiinaha ayaa ugu baaqayTurkiga inuu joojiyo ficilkeeda militari ee waqooyiga Suuriya ka wadaan tan badalkeedana ay qaadaan wado siyaasadeed oo sax ah oo danahooga u adeegaysa.

“Madaxbanaanida, Xoriyada, midnimada iyo jiritaanka dhuleed ee Syria waa in la ixtiraamaa lana dhawraa” ayuu yidhi af hayeenka wasaarada arimaha dibada Shiinaha Geng Shuang oo shirjaraaid qabtay.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More