Heemaal News Network
somali

Shirkadaha Layrka Somaliland Oo Dhimay Saacadihii joogtada Ahaa Ee Korontada

Shirkadaha Korontada ee ka howlgala Somaliland ayaa soo saaray go’aan cusub oo lagu deminayo korontada qaar ka mid ah saacadaha habeenkii.
Qoraal ka soo baxay iskaashatada korontada Somaliland ayaa lagu sheegay in Laga bilaabo 1-da Bisha Ogos, Korontadu ka maqnaan doonta bulshada Saacadaha kala ah; 11:00-ka Habeennimo ilaa 4:00ta Subaxnimo.
Shirkadaha Korontada Waxay sheegeen iney talaabadaas u qaadeen si ay shidaalka u tashiilaan maadaama shidaal yari dhacday.

Related posts

Xisbiga Wadani Oo si Adag Ugu Hadlay Xildhibaan Xisbigooda Looga Xiray Ceerigaabo

Heemaall

Boliska Maraykanka Oo Xidhay Laba Nin Oo Masjid Dhacay

Heemaall

Kulan Hargaysa Uga Furmay Ex Wasiir Maxamud Xaashi Iyo Gudoomiye Ciro.

Heemaall