Shirkii Dib U Eegesta Dastuurka Oo La Soo Gabagabeeyay Warmurtiyeedna Laga Soo Saaray

Shirkii dib u eegista dastuurka kumeelgaarka ah ee Soomaaliya oo ka socday saddex maalin magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa la soo gabagabeeyay,iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed.

© Heemaal News Netwok