Heemaal News Network
Soomaaliya

Shirkii Iskaashiga Puntland iyo Galmudug Oo War-murtiyeed Laga soo Saaray.(Akhriso)

Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee shalay ka furmay magaalada Gaalkacyo ayaa goor dhow laga soo saaray War-murtiyeed wadajir ah.

Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug iyo wufuud ay kala horkacayaan ayaa ka qeyb galay shirkaas oo looga hadlay xoojinta xiriirka labada maamul, amniga Gaalkacyo iyo qodobo kale.

Labada hogaamiye ayaa Geedka Nabadda si wadajir ah ugu beeray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ka dib markii maanta Deni markiisa maanta lagu casuumay koonfurta magaalada Gaalkacyo.

HALKAN KA AKHRISO

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More