Heemaal News Network
Soomaaliya

Shuruudaha Laga Rabo Musharaxiinta Guddoonka Baarlamanka Galmudug Oo la Shaaciyay.(Akhriso)

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug ayaa shaaciyay Shuruudaha Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa waxaa ku xusan ilaa 8 shuruudood oo laga rabo musharaxa isku soo taagaya xilka gudoomiyaha iyo ku xigeenada baarlamanka Galmudug oo haatan ay u taagan yihiin musharaxiin badan

Hoos ka akhriso;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More