Heemaal News Network
somali

Siyaasi ka Tirsanaa Xibsiga Haya Talada Hindiya Oo Lagu Dilay Kashmiir.

Siyaasi lagu sheegay magaciisa Rkesh Pandita, kana tirsanaa xisbiga ka taliya Hindiya ayaa lagu dilay Gobalka lagu murunsan yahay ee Jaamu Kashmiir, sida ay sheegeen Boliska dalka Hindiya.

Siyaasiga ayaa la sheegay in la dilay, xilli aysan la soconin labadii Askari ee ahaa Ilaaladiisa Khaaska.

Masuulka ugu sareeya Maamulka Hindiya ee Gobalka Jaamu Kashmiir, Manoj Sinha ayaa cambaareeyey dilka siyaasigan, isagoo ku hnjabay in Dembiilayaasha la hor keeni doona Sharciga.

Gobalka Jaamu-ayaa waxa wada sheegta dowladaha Pakistan iyo Hindiya, iyadoo dadka Muslimiinta ee ugu badan Kashmiir taageersan yihiin Halgankooda Hubeysan ee ay ku doonayaan dal Madax-bannaan.

Related posts

Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helay Dilkii Taliyaha Boliska Degmada Gar Adag Ee Gobolka Sanaag.

Heemaall

Erdogan Oo Qaaday Talaabo ka Careesiisay Midowga Yurub iyo Mareykanka.

Heemaall

“Somaliland Waxa Laga Ooyayaa Cadaalad Darro” Boqor Raabi

Heemaall