Heemaal News Network
somali

Somali Tacadiyo Xanuun Badan Geestay Oo la Qabtay

Ciidamada amaanka dalka Liibiya ayaa gacanta ku dhigay muqalas Soomaali ah oo ka shaqeyn jiray tahriibinta iyo socdaalka Sharci darada ah, waxaana Muqalaskan lagu eedeeyay in uu geestay tacadiyo badan.

Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Liibya, Al-Siddiq Al-Sour, ayaa xaqiijiyay in la xiray dacwadana lagu soo oogayo muqalas Soomaali ah oo lagu magacaabo Xasan Qidi, waxa uuna ku eedeeyay Muqalaskan in uu hormuud u ahaa koox abaabulan oo dadka tahriibisa.

Waxa uu ku eedeeyay Xeer Ilaaliyaha Liibiya Muqalaskan Soomaaliga ah inuu si bareer ah u laayey dad badan oo muhaajiriin ah, waxa uu sidoo kale ku eedeeyay in uu ka ganacsadey xubnaha bani’aadamka dadka uu laayay qaarkood.

Related posts

RW Rooble Oo la Kulmay Caawa Midawga Musharaxiinta Sadax Qodob-na kala Hadlay.(Sawirro)

Heemaall

Wasiir Gaafaadhi “Boqor Buurmadow Wuxu Caadaystay Hadalo Anshaxa ka Fog Ee Dalka Hayimaado”

Heemaall

Siyaasi Reer Awdal ah Oo Dhaliilay Komishanka Somaliland Iyo Natiijadii Doorashada Hargaysa.

Heemaall