Heemaal News Network
somali

Somalia & Imaaraatka Oo Kala Saxeexday Heshiis 5 Qodob Ka Kooban

Qodobada ay ku heshiiyeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud & Madaxweynaha dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid.

1- 20 Malyan oo ay Dowladda imaaraadka ugu deeqday Dowladda Soomaaliya

2- in loo fududeeyo muwaadiniinta Soomaaliyeed Visaha Imaaraadka.

3- in dib ay u bilowdaan duulimaadyadii shirkadaha diyaaradaha ee Imaaraadka Carabta (Fly Dubia)

4- waxaa dib loo furi doonaa Isbitaalkii Shiikh sayid ee imaaraadka kaas oo la xiray 2018.

5- in wafdi heer sare ah oo ka socda imaaraadka ay soo booqdaan Soomaaliya.

Related posts

Laamaha Amniga Oo Soo Bandhigay Sarkaal Ka Soo Goostay Alshabaab

Heemaall

“M/Biixi Hadii Uu Eeyar Joogi Waayo Madaxweyne Ahaan Maayo.” Faysal Cali Waraabe

Heemaall

Amoud Foundation Oo Deeq Raashina Gaadhsiisey 200 Qoys Danyarta Ku Nool Borama Iyo Faraweyne.

Heemaall