Heemaal News Network
Cayaaraha

Somalia Oo Lagu Daray Kooxo Adag Tartanka Koobka CECEFA

Tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika ayaa bisha soo aadan horaanteeda ka bilaaban doona dalka Uganda, waxaana ka qeybgali doona 12-wadan.

Sanadkaan taranka waxaa marti ku ah wadanka Congo DR, kaas oo ka mid ah quwadaha qaaradda Afrika sanadahii dambe shumacooda soo shitay, waxaana furitaanka lagu ballansan yahay 7-da December isagoo socon doona ilaa 19-ka bisha.

Somaliya waxey ku group tahay wadamada South Sudan, Sudan iyo sidoo kale wadanka martiga ah ee Congo DR, waxaana la leeyahay rajadeeda soo bixitaanka ma ahan mid lasii saadaalin karo maadaama laba wadan oo awood leh ay group-ka kula jiraan.

Group A: Uganda. Burundi. Ethiopia. Eritrea.

Group B: DRC Congo. Sudan. South Sudan. Somalia.

Group C: Kenya. Tanzania. Djibouti. Zanzibar.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More