Heemaal News Network
somali

Somalia Oo Soo Saartay Liiska Jaamacadaha Ka Gudbiyay Qiimaynta

Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare ayaa waxay soo bandhigeen magacayada jaamacadaha dalka ee ka gudbay wajiga 1aad ee qiimeeyntii uu guddiga ku sameeyey jaamacadaha dalka ee ka diwaangashan Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare.

Guddiga Qaranka ayaa jaamacadaha aan ku jirin liiskaan waxay siisay fursad labaad oo ay ku soo buuxiyaan dhaliilahooda, ayagoo sida ugu dhaqsiyaha badan ula soo xiriiri doono jaamacad walba oo martay qiimeeyntaas Guddiga Qaranka.

Related posts

Guuleed: Kiiska Baddu Waa Ka Gooni Cilaaqadka Cudsub Ee Soomaliya Iyo Kenya

Heemaal

Tirada Dadka ka Codaynaya Somaliland Oo la Shaaciyay.

Heemaall

Madax Kormeer Amni ku Tagtay Goob loo Asteeyay Doorashada Golaha Shacabka.

Heemaall