Heemaal News Network

Somaliland Oo Joojisay Tartanka Kubbada Cagta Ee Gabdhaha.

Somaliland ayaa maanta joojisay tartan kubada cagta ah oo lagu waday in loo qabto hablaha 6 gobol oo katirsan Somaliland.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda diinta iyo aw-qaafta Somaliland ayaa lagu sheegay in tartankaan uu baalmarsan yahay diinta iyo dhaqanka.

Wasaaraddu waxay sheegtay in ay tartankaas ay oogolayd in lagu qabto goobo asturan oo aysan raggu daawanayn.

Halkan ka Akhriso:

Related posts

Wasaarada Qorshaynta Oo Xisaab Xidh Ka Rabta Hay’adaha Ka Hawlgala Soomaliya

Heemaal

Dab Khasaaro Nafeed Geystay Oo ka Kacay Suuqa Wayn Ee Magaalada Jigjiga.(Sawiro)

Heemaall

UNHCR Oo Lagu Eedeeyey Xadgudubka Ay Ku Hayso Soomalida Liibiya

Heemaal

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More