Heemaal News Network
somali

Somaliland Oo soo Saartay Sharci ay kula Wareegayso Duur-joogta Shacabku Haystaan

Wasaarada deegaanka Somaliland, ayaa sheegtay in ay la wareegayso dhamaan xayawaanka duur-joogta ah ee shacabku haysto.

Digreeto kasoo baxday wasaarada deegaanka ayaa lagu sheegay in xeerka duur-joogtu uu sheegayo in wasaaradu masuul ka tahay duur-joogta.

Hindisaha ay xukuumadu duur-joogta shacabku haystan kula wareegayso, ayaa yimid kadib markii libaax ka baxsaday xero xayawaan oo Hargaysa ku taala uu shacab waxyeelo u gaystay.

Halkan ka Akhriso

Related posts

In ka Badan 20 Qof Oo ku Dhimatay Shil Gaari Oo ka Dhacay Kenya.

Heemaall

Dab Xoogan Oo Baabiiyay Kaamka Barakacyaasha Ee Magaala Caynabo.

Heemaall

Ciidanka Dawlada Oo Gubay Gaari Qaraxyo Lagu soo Raray ku soo Waday Muqdisho.

Heemaall