Heemaal News Network
somali

Somaliland Oo War kasoo Saartay Xiisadda Siyaasadeed Ee ka Taagan Somaliya.(Akhriso)

Soomaliland ayaa qoraal rasmi ah oo ay kasoo saartay xiisadda siyaasaddeed ee Soomaaliya, waxay walaac kaga muujisay xaaladda hadda ka dhex taagan dawladda iyo mucaaridka.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda ee Jamhuuriyada Iskeed Madaxbanaanida ugu dhawaaqday ee Soomalailand ayaa lagu yiri :

“Ismari-waagga siyaasaddeed ee maanta jira ayaa u muuqda mid khatar buuxda ku ah amniga iyo xasiloonida gobolka taasi oo dhibaato hor leh abuuri karta.”

Related posts

Dowlada Somaliya Oo Amar kasoo Saartay Xaasaska Iyo Caruurta Xubnaha Al-Shabaab

Heemaall

Muwaadiniin Somali ah Oo Lagu Dilay Rabshadaha ka Socda Koonfur Afrika.

Heemaall

Dawlada Hoose Oo Shaaciyay In Borama Laga Fulinayo Mashruuc Xogta Hantida Ma-guurtada ah

Heemaall