Heemaal News Network
somali

Somaliland Oo Xayiraadi ka Qaaday Duulimaadyadii Diyaarada Air Arabia.

Maamulka Somaliland, ayaa xayiraadi ka qaaday diyaarada Air Arabia sida lagu baahiyay boga facebook ee SNLTV.

Air Arabia oo Somaliland xayiraad saartay sanadkii 2020, ayaa xayiraadi laga qaaday.

Diyaaradan ayaa lagu waramayaa in xayiraadi laga qaaday kadib markii ay buuxisay shuruudo ay xukuumadu hordhigtay.

Air Arabia oo muddo sanad iyo dheeraad ah ka maqnayd madaarka Cigaal ee Hargaysa, ayaa la rajaynayaa in ay dib u bilowdo duulimaadyadeedi Hargaysa.

Xukuumada Somaliland ayaa sidookale maalmo kahor xayiraadi ka qaaday diyaarada Fly Dubai, oo Air Arabia isku wakhti xayiraada lawada saaray.

Related posts

Dhaawacyada Duqeymo Kenya ka Geysteen Gobolka Gedo Oo Muqdisho la Keenay

Heemaall

Ali-xaydh:-Reer Aadan Hasan Oo Xaliyay Khilaafkii Dhinaca Doorashada Iskuna Raacay Musharax Fu’aad

Heemaall

Dabagale Oo U Digay Waraabe: Nin Dumarka Ku Dhex Fadhiyey Dagaalkii SNM,,,

Heemaall