Heemaal News Network

Somaliya Oo Amar Dul-dhigtay Shaqaalaha Dowlada (Akhriso)

Wasaarada Shaqada iyo arimaha bulshada Xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay amaro ku socda Shaqaalaha dowlada si looga hortago faafitaanka cudurka Carona Virus oo mar kale dalka kusoo laabtay kuna sii faafaya.

Qoraalka kasoo baxay Wasaarada Shaqada ayaa lagu faray dhaqaalaha rayidka dowlada in ay joojiyaan isu imaatinka sidoo kale ay xirtaan waji xir iyo gacmi gashi sidoo kale raacaan talaabooyinka kahor taga cudurkan safmarka ah.

Halkan ka Akhriso;

Related posts

Midowga Yurub Oo ka Digay Rabshado ka Dhasha Mudaharaadka Mucaaridka ku Baaqeen Bari.

Heemaall

Axmed Madoobe Oo Ilaaladii Ugu Badneyd Kasoo Dejiyay Dhuusamareeb (Sawirro)

Heemaall

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo si Wayn Loogu soo Dhaweeyey Dhuusamareeb.(Sawirro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More