Somaliya Oo Furtay Kulan Looga Hadlayay Barakaca Qasabka ah Ee Gobolada IGAD.(Sawiro)

Qaar ka mid ah Senatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay kulan gaar ah oo uu Baarlamaanku la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee Ha’yadda Qaxootiga Aduunka (UNCHR) ee Geeska Afrika, Hal ku dhigna looga dhigay Jawaabaha Baarlamaanku ee xalka Barakaca Khasabka ah ee Gobolka IGAD.

Munaasabadda oo lagu qabatay Aaladda fogaan arraga ah ee Zoom, ayaa waxaa si wada jir ah u soo qaban qaabiyey Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga Adduunka (UNHCR), Xarunta Daraasaadka Siyaasadda Yurub (CEPS) iyo Ururka Baarlamaanka Adaduunka(IPU).

Senatarada Golaha Aqalka Sare ee shirka ka qeyb galay ayaa dhankooda ka warbixiyay xaaladda dalka.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy