Heemaal News Network
somali

Somaliya Oo Heshiis la Saxiixatay Midowga Afrika.

Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa magaalada Adis Ababa ku kala saxiixday Heshiis Dowladda Soomaaliya ay uga mid noqoneyso Wadamada Afrika ee awoodda u leh yareynta Khataraha musiibooyinka (African Risk Capacity).

Heshiiskaan waxaa Soomaaliya u saxiixay Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS Khadiijo Maxamed Diiriiye .

Soomaaliya ayaa noqoneysa waddankii 35-aad ee qeyb ka noqda , waana dalkii u horeeyey ee sannadkaan 2021ka kusoo biiray (ARC).

Related posts

Wafdi Reer Djibouti Ah Oo Booqday Boorama

Heemaall

Jadwalka Cusub Ee Doorashada Golaha Shacabka Somaliya Oo la Shaaciyay.(Akhriso)

Heemaall

Dagaal Khassaare Gaystay Oo Ka Dhacay Jawhar

Heemaall