Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar
Jen. Maxamed Cismaan Xuruun
Caaqil Muuse Ceelaabe Abaar
Prof Maxmed Dudaale iyo Ibraahin Ducaale
Muuse Carab Dugsiiye
Maxmed Nuur Muuse Bili bili
dadka kor ku xusan ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo qaraabada Ibraahin Egel oo uu ka baxay Aabahood AHUIN Marxuum Cabdiqaadir Ibraahin Xaaji Cali, oo maanta lagu aasay magaalada Hargaysa.
Suldaanka Jenaraal Xuruun ayaa marxuumka Alle uga baryay inuu naxariistii Jano ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii iyo Asxbaatii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.