Heemaal News Network
Soomaaliya

Suldaan Abshir Oo Tacsi Tiiraanyo leh U Diray Qoyska AHUN Marxuum C/qaadir Ibrahin Xaaji Cali Oo..

Suldaan Abshir Maxmed Ducaale ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo qaraabada uu ka baxay AHUIN Marxuum Cabdiqaadir Ibraahin Xaaji Cali, oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargaysa.

Suldaanka ayaa marxuumka ku sifeeyay nin oday ah islamarkaana ahlu cibaado ahaa, kaasoo sanadihii ugu denbeeyay ku noolaa Hargaysa, waxuuna Alle uga baryay inuu naxariistii Jano ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii iyo Asxbaatii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More