Suldaan Samatar Oo Tacsi Tiiraanyo leh U Diray Wasiirka Beeraha Jabouti Oo Walaashii AHUN Kaafiya Maxamed Caweele ku Geeriyootay Farance.

Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhamaan Reer Cumar Cawaale Bilaal gaar ahaana Wasiirka beeraha Jabouti Md Maxamed Cumar Cawaale (Maxamed Somali) geerida naxdinta leh ee ku timid walaashood Kaafiya Cumar Cawaale oo ku geeriyootay magaalada Lyons, ee dalka Fransiiska .

Suldaanka ayaa alle uga baryay marxuumada inuu naxariistii jano ka waraabiyo ehelada iyo qaraabada ay ka baxdayna samir iyo iibaan ka siiyo. Aammiin

© Heemaal News Netwok