Heemaal News Network
somali

Suudaan Iyo Masar Oo Mar Kale U Hanjabay Itoobiya

Dowladaha Masar iyo Sudan ayaa markale ku celiyay in Itoobiya ay ku xadgudbeyso xuquuqda biyaha ay ku leeyihiin webiga Nile, taas oo ay ku sheegeen in ay halis ku tahay dadkooda.

Warkan waxa Masar ka soo direy Xuseen Saxnuuni.

Xigasho VOA.

 

Related posts

Beesha Caalamka Oo War kasoo Saaray Shirka ka Furmaya Muqdisho.

Heemaall

Natiijadda Golaha Wakiilada Gobalka Sool Oo la Shaaciyay.

Heemaall

Madaxweyne Biden Oo Xasuuq U Aqoonsaday Dagaalkii Cismaaniyiinta Iyo Turkiga Oo ka Carooday.

Heemaall