Heemaal News Network
somali

Tacsi ku Socota Jenaral Xuruun Oo Walaalkii AHUN Abdi Faarax Xabiib Lagu Aasay Maanta Hargaysa

Suldaan Abshir Maxamed Ducaale
Maxamed Nuur Muuse
Garaad Ceelaabe Muuse Abaar
Mustafe Muumin Muuse
Axmed Nuur Muuse Geela
Cabdiraxmaan Xasan Cawaale
Caydaruus Maal Odawaa

Waxay Dhamaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska iyo qaraabada uu ka baxay marxuum AHUN Abdi Faarax Xabiib gaar ahaan Genaral Maxamed Xudhuun oo ay walaalo ahaayeen marxuumka maanta lagu aasay Magaalada Hargaysa.

Suldaanka ayaa ugu denbaytii Alle uga baryay marxuumka inuu naxariistii Jano ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin.

Related posts

Ciidamada Somaliland Oo U Jawaabay Xisbiga UCID

Heemaall

Axmed Madoobe Oo Si Adag Looga Dalbaday Inuu Cadeeyo Ciidii Dishay Sh. Cabdinaasir

Heemaall

Xildhibaan Meecaad Oo Ka Hadlay Sababta Uu Ula Dagaalamay Xildhibaan Maxamed Abiib

Heemaall