Heemaal News Network
Soomaaliya

Tacsi Ku Socota Qoyska MAXAMED CILMI COOFLE (Cindi) Oo Xaqii U Yimid

Dhamaan Shaqaalaha Heemaal News waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii uu ka baxa Ilaahay ha u naxariistee Maxamed Cilmi Coofle oo ku geeryooday dalka Ingiriiska.

Qoyska iyo qaraabadii uu ka baxay waxaan Ilaahay uga baryaynaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More