Tacsi ku Socota Qoyska Wasiirka Beeraha Jabouti Oo Walaashii AHUN Kaafiya Cumar Cawaale Oo ku Geeriyootay Dalka Farance.

Tacsi ku Socota Qoyska Wasiirka Beeraha Jabouti Oo Walaashii AHUN Kaafiya Cumar Cawaale Oo ku Geeriyootay Dadla Farance.

Maxamed Daahir Halas Iyo Xaaskiisa Ruun Cilmi Nuur

Xasan Qalinle Cumar

Suleebaan Cismaan Iidle (Sanbaa)

Malyuun Cilmi Nuur

Maxamed Siciid Guuleed

Prof Aadan Diiriye Dixood

Eng: Siciid Xuseen Aare

Axmed Xuseen Aare

Wariye Maxamed Nuur Muuse (Bili bili)

Wariye Cabdale Cali Yuusuf.

Dhamaan dadka kor ku xusan oo kala jooga yurub somaliya iyo jabuuti waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan qoyska iyo qaraabada ay ka baxday AHUN marxuumad Kaafiya Cumar Cawaale oo maalintii shalay ku geeriyootay dalka Faransiiska, iyagoo si gaara uga tacsiyadeeyay wasiirka Beeraha Jabuuti Maxamed Cumar Cawaale.
Waxayna Alle uga baryeen marxuumada inuu Ilaahay naxariistii jano ka waraabiyo qoyskii iyo asxaabtii ay ka baxdayna samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin.

© Heemaal News Netwok