Tag : Caalamka
Dal Yurub kuyaalla Oo Maxkamadeenaya Nin Adeer u ah Madaxweynaha dalka Syria
Dalka Switzerland ayaa lagu wadaa in maxkamad lagu saaro Rifaat al-Assad oo adeer u ah madaxweynaha dalka Syria Bishaar Al Asad, waxaana ninkan lagu heestaa...
Ruushka Oo ku Hanjabay in uu Eryi doono Diblumaasiyiinta Maraykanka
Dowlada Ruushka ayaa u yeertay safiirka Maraykanka u jooga magaalada Moscow, waxayna ku hanjabtay inay dalkeeda ka eryi doonto diblumaasiyiinta Maraykanka ah si ay uga...
Macalin wax ka Dhiga Jaamacad Oo Toogtay Mid ka mid Ardaydiisa (Sawirro)
Macallin dhigayey Jaamacad laga barto caafimaadka oo ku taal dalka Bangladesh ayaa la xiray, maalmo ka dib markii uu xabad ku dhuftay arday imtixaan u...
David Cameron Oo Sheegay in Xulafada Israel Uu Dulqaadkii Haatan ka sii Dhamaanayo
Waxaa Arbacadi shalay sii xoogeystay dadaalka loogu jiro sidii Marinka Gaza loo gelin lahaa gargaarka bani’aadannimo ee sida aadka ah ay ugu baahanyihiin dadka gaajada...
Maxkamada Hargeysa Oo Xukun ku Riday 4 Nin Oo Itoobiyaan ah
Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa xukun u dhexeeya 6 ilaa 8 sanno oo xabsi ah, iyo lacag ganaaxa ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah oo...
Ruushka Oo Gantaallo ku Garaacay Meel u dhow” R/wasaraha Giriigga iyo Zelenesky
Qaraxyo dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhacay magaalada Odesa ee koonfurta dalka Ukraine, xilli uu madaxweynaha dalkaasi Volodymyr Zelensky uu la kulmayay ra’iisul wasaaraha...
Wadahadaladii Xabad joojinta Gaza Ee ka Socday Qaahira oo Guul-daro ku Dhamaaday
Wadahadallo saddex maalin uga socday magaalada Qahira, saraakiisha sare ee Xamaas iyo wakiillo ka kala socday dalalka Qatar, Mareykanka iyo Masar ayaa kusoo dhammaaday guuldarro....
Dad ku Dhintay Laba Diyaaradood Oo Isku Dhacay Magaalada Nairobi.
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ku dhintay arday duuliye ah iyo tababarihiisa kadib markii diyaarad ay la socdeen ay ku dhacday diyaarad rakaab ah...
Cilad Adag Oo soo Wajahday Facebook & Instagram iyo Jahwareer ka Taagan
Cilad guud oo soo wajahday facebook iyo Instagram iyo jahwareer ku dhacay Malaayiin qof Waxay u muuqataa in aaladaha Facebook iyo Instagram ee warbaahinta bulshada...