Heemaal News Network
somali

Taliban Oo Xalka Afganistan Ka Dhigtay Dhisida Dawlad Islaami Ah

Xilli rabshdaha ka taagan dalka Afghanistan ay sii kordhayaan ayaa hogaamiya ku xigeenka kooxda Taliban waxaaa uu sheegay inay ka go’an tahay wadahadalada nabadda.

Mullah Abdul Ghani Baradar ayaa intaa ku daray in “nidaam islaami ah oo sax ah” uu yahay qaabka kali ah ee lagu soo afjari karo dagaalka Afqanistaan.

Hadalkiisa ayaa ku soo beegmaya xilli walaac laga qabo in la isku mari waayo wadahadalada u dhaxeeya Talaiban iyo dowladda Afqanistan ee gar-wadeenka ka tahay dowoladda Qatar.

Wadahadaladii u dhaxeeya Taliban iyo dowladda Afqanistaan ayaa muddo bilooyiin ah hakad ku jiray.

Related posts

Madaxtoyada Oo War kasoo Saaray Fashilka la Sheegay inuu ku Yimid Dhex-dhexaadintii Rooble

Heemaall

Farmaajo Oo Kulan la Qaatay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.

Heemaall

Koox Burcad Internedka ah Oo Jabsatay Website-ka Wasarada Ganacsiga Somaliya.

Heemaall