Taliyaha Ciidanka AMISOM Oo soo Geba-gabeeyay Booqasho Lixda Qeyb Ee Xerooyinka AMISOM

Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Diomede Ndegeya, ayaa soo gabagabeeyey booqashadiisii isbarasho ee uu ku soo kala bixiyay dhammaan lixda waaxood ee AMISOM,

Booqashooyinkii ugu dambeeyay ayuu maalinimadii Arbacda ku tegey waaxda labaad iyo lixaad, ee Dhoobley iyo magaalo xeebeedka Kismaayo oo ah xarunta Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland.

Taliyaha Ciidamada AMISOm,waxa uu socdaalkiisa shaqo la xiriiray is-barasho iyo sidii loo dardargalin lahaa kaalinta waxqabad ee laga sugayo midowga ciidamada AMISOM ee ku sugan Gobolada Dalka oomaaliya.

Taliyaha ayaa horay u booqday ciidamada AMISOM eeku sugan Beydhabo,Baladweyne,Jowhar,Gedo iyo kuwo kale

Related posts

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

Xukuumada Biixi Oo Markii Ugu Horaysay ka Hadashay Dil Iyo Kufsi Burco Loogu Gaystay Hooyo Ugbad.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy