Heemaal News Network
somali

Taliyaha Ciidanka Asluubta Somalia Oo Ka Digay Weerarada Alshabaab Ee Sii Kordhaya

Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Korneyl Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in Ciidanka Asluubta Soomaakiyeed ay xikkigaan u diyaar garoowsan ka qeub qaadashada Ambiga dalka ,xilli Maanta loo dabaal degayo sanad guuradii 52aad oo ku beegan markii la Aas’aasay Ciidamada.

Wuxuu sheegay in Al-Shabaab ay kordhiyeen weerarada ay fulinayaan markii markii loo jeestay dhanka siyaasadda iyo Arrimaha doorashooyinka, balse loo bahaan yahay in dhankooda loo jeesto oo laga hortago weerarada ay fuliyaan.

” Waan ku cel celinayaa Nimanku waxaa ay soo sheegteen inay na soo salaamaan, waa ay ula ekaatay anagana sidii aan ku salaami laheyn waa inaan mar walba diyaar u noqono oo aan ka jawaabnaa ayui yiri” Taliyaha Ciidanka Asluubta.

Ugu dambeyn wuxuu ugu baaqay dhamaan Saraakiisha iyo Ciidamada Asluubta inay diysar u ahaadaan la dagaalanka Al-Shabaabnm

Related posts

Nin Ehelkiisa ka Qariyay Abaal-marin $30 Milyan Oo Doollar Oo Uu ku Guulaystay.(Sawiro)

Heemaall

“M/Biixi Been-buu Sheegayaa Markuu Leeyahay Laba Nin Oo Isku Qolo ah ayaa Iskugu kayTagay”Ismaaciil Yare

Heemaall

Gudiga Doorashooyinka Federaalka Oo War kasoo Saaray Khilaafka Gudiga Doorashada Galmudug

Heemaall