Heemaal News Network
somali

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Puntland Oo la Magacaabay.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 15-ka January 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa Ciidanimo

Markuu la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa G/sare Cabdinaasir Maxamed Muuse (Shaati) oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada.

*Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

Related posts

Madaxweynaha Jubbaland Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka Ee AFRICOM.(Sawiro)

Heemaall

Tiktok Oo Sanadkan Kaalinta Koowaad Ka Qaaday Google

Heemaal

Sheekh Saaweer Oo Soo Jeediyay Talooyin Abaaraha Lagaga Bixi Karo

Heemaall