Heemaal News Network

Tirada Kufsiyada ka Dhacay Somaliland Sanadkii 2020 Oo Warbixin Laga soo Saaray.

Guddida Xuquuqal Insaanka ee Somaliland ayaa warbixin sanadeed ay soo saareen ku sheegay in tirada kufsiyadda ka dhacay guud ahan Somaliland sanadkii tagay ee 2020 ay dhantahay 142 (boqol iyo laba iyo afartan) kufsi.

Warbixinta ayaa sidoo kale, lagu sheegay gobol walba iyo tiradda kufsiyadda ka dhacday.

Sool 37 kufsi, Maroodi-jeex 25 kufsi, Togdheer 25 kufsi, Saaxil 17 kufsi, Awdal 14 kufsi, Sanaag 13 kufsi, Sarraar 7 kufsi, Gabilay 4 kufsi.

Guud ahan tirada kufsiyadda ka dhacay Somaliland sanad kii tagay ee 2020 waa 142 kufsi.

Related posts

Madaxda QM Iyo Midowga Afrika Oo Mucaaridka Ugu Baaqay Wadahadal

Heemaall

Banaanbax ka Dhan ah Dawlada Somaliya Oo ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo.

Heemaall

Puntland Oo Dayaarado Cargo Ah Ugu Dhoofinaysa Kaluun Dalka Ethiopia

Heemaal

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More