Heemaal News Network
Soomaaliya

Tiradda Dhimashada Covid 19 Ee Somaliya Oo Korodhay.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa ka warbixiyay xaaladaha cusub ee ka soo kordhay caabuqa Covid Wasiirka waxay xaqiijisay maanta 47 xaaladood oo COVID-19 ah.

Maamulka Puntland ayaa laga xaqiijiyay 6 xaaladood, Maamulka Somaliland 2 xaaladood, Maamulka Gobolka Banaadir 17 xaaladood, iyo Maamulka Jubbaland oo laga xaqiijiyay 46 xaaladood.

20 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

Laga Helay: 71
Jubbaland: 46
Benadir: 17
Puntland: 6
Somaliland: 2

Lab: 52
Dhedig: 19
Bogsasho: 10
Dhimasho: 2

Tirada Guud Laga Helay: 1,573
Bogsashada Guud: 188
Dhimashada Guud: 61

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More