Heemaal News Network
somali

Toogasho Gaysatay Dhimasho iyo Dhawaac Oo ka Dhacday Mareykanka

4458990Saddex qof ayaa toogasho lagu dilay, shan kalena waa lagu dhaawacay baar ku yaal magaalada Youngstown, ee bartamaha gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, sida uu soo tabiyay Telefushinka CNN, isaga oo soo xiganaysa ilaha booliska.

Goor dambe, Booliska ayaa ka jawaabey weerarka toogashada ee Torch Club Bar & Grille ee Youngstown,iyaga oo sheeegau in ay baaris dheeraad ah wadaan.

Markii falkaan dhacayay waxaa Baarka hortiisa ka jiray saxmad aad u badan, waxaana gobta la ag dhawaa meel baabuurta la dhigto, halkaas oo la sheegay in dadka isku buurteen qasaare dheeraad ahne jiro.

Sida oo kale rasaas ayaa laga maqlayay gudaha goobta falku uu ka dhacday inta lagu guda jiray weerarka, sida wariyeen warbaahinta guda, iyaga oo intaa ku dartay in ay jiraan bubur soo gaaray goobta iyo daadiidkii yaalayba.

Related posts

Borama:-Suldaan Abshir Oo Umada Somaliyeed ku Hanbalyeeyay Ciidul Odxa

Heemaall

Museveni Oo Lagu Eedeyay Xasuuq Uu ku Gaystay Ciidamo Laga Qaaday Somaliya

Heemaall

Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo Oo U Wareegay Kooxda Manchester United

Heemaall